Cabbirka Ugu muhiiimsan 

Key Measures lays out a wide array of summary data about the evolution/status of
criminal justice which are designed to help monitor and evaluate progress over time.

Gogoldhigga Caddaaladda

waxa ay soo bandhigaysaa xogta ku saabsan qodobada aasaasiga ah ee loo baahan yahay si loo helo loona joogteeyo nidaamkda waaxda caddaaladda oo shaqaynaya: Ammaanka, kaabayaasha dhaqaalaha, khayraadka, tababarka, isu-dheelitirka awoodaha, kormeerka, helitaanka mushahar ku filan shaqaalaha, iyo hannaan hufan oo shaqaaleysiinta ah; kuwaas oo dhammaantood dabagal lagu samayn karo sannadkiba hal mar.

Adeegga Caddaaladda

Adeegga Caddaaladdu waxa ay soo bandhigaysaa sida maamuladu uga hawlgalaan nidaamka caddaalad ciqaabeedka iyo sharciyaddiisa sida ay dadweynuhu u arkaan: Sannadkiiba waxa ay u kuurgelid ku samaynaysaa cabashooyinka la xidhiidha fal-danbiyeedka, xeer-ilaalinta, dhegaysiga dacwadaha ee maxkamadaha, rabshadaha iyo sida ammaanka loo arko, iyo kalsoonida lagu qabo nidaamka, iyada oo lagu dedaalayo sidii kor loogu qaadi lahaa in ay caddaaladda helaan kooxaha aan fursadda hadda u haysan