Mahadnaq

Muuqaalada Caddaaladda ee Somaliland waxa soo saaray Governance and Justice Group (GJG) iyo Justice Mapping oo la shaqaynayey Transparency Solutions (TS).

Xogta la soo ururiyey waxa ay hoos imanaysay oo korkana kala socday Gudida Farsamada ee Muuqaalka Caddaaladda (GFMC) . Xubnaha GFMC waxa soo magacaabayey masuuliyiintooda hay’ad kasta. GFMC ayaa ansixiyey qorshe-hawleedka ay soo bandhigeen kooxda daraasaddu. Waxa ay gacan ka geysteen oo ay tallona ka dhiibteen xogta la soo ururiyey. Waxa ay ansixiyeen xogta la hufay si loo baahiyo waxa ay ku darsadeen faalo isla markaa waxa ay ansixiyeen Muuqaalka Caddaaladda ee kama danbaysta ah.Xubnaha Muuqaalka Caddaaladdu waa:

  • Barkhad Omar, Agaasimaha Qorshaynta, Xafiiska Xeer-illaaliyaha Guud
  • Mohamed Abdilaahi, Agaasimaha Gobolka, Wasaaradda Caddaaladda
  • Mawlid Dahir, Ciidanka Asluubta
  • Mohammed Yusuf, Isuduwaha Dib-u-habaynta, Booliska

TS waxa hogaaminayey Latif Ismail. Kormeerayaasha kooxda daraasadda Somaliland waxa ay ahaayeen Asma Saeed iyo Mustafe Elmi. Tababarayaashii TS ee hogaaminayey kooxda daraasaddu iyaga oo taageero ka helayey kooxda GJG waxa ay ahaayeen: Muna Yusuf iyo Abdirahman Mustaf.

Kooxda daraasadda ee TS waxa ay ka koobnaayeen:

  • Hussein Jibriil Taani
  • Abdifatah Ali Habbane 
  • Mukhtar Sh. Hassan Ismail 
  • Khadar Abdi Khaire 
  • Mohamed Farah Guleed 
  • Mohamed Ismail Elmi 
  • Nuradin Abdirizak Mohamed 
  • Mohamed Abdilahi Farah
  • Amel Saed Ismail 
  • Abdikarim Salad Hersi
  • Barwaaqo Abdi Mohamed 
  • Ahmed Mohamed Abdirahman

GJG iyo Justice Mapping waxa ay jecel yihiin in ay u mahad naqaan dhammaan dadka kor ku xusan, iyo sidoo kale dadkan soo socda ee Hargeysa waqtigoodii:

  • Wasiirka Caddaaladda, Mr Mustafe Mohamoud Ali Bile
  • Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Aadam X Cali Axmed
  • Xeer-ilaaliyaha Guud, Mudane Hassan Ahmed Adem,
  • Agaasimaha Guud, Mr Abdirahman Sheikh Hassan Ismail
  • Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland S/Guuto Maxamed Aden Saqadhi
  • Mr Ahmed Awale Yuusuf, Ciidanka Asluubta
  • Mr Dayib Mohamed Nur, La taliyaha Maxkamadda Sare
  • Mr Mohamed Barud Ali, Gudoomiyaha Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka Somaliland
  • Mr. Abdisamad Sa’ad Hassan, Agaasimaha Guud, Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka Somaliland
  • Mr Mohamoud Yusuf Ali, Agaasimaha IDP-yada, Hay’adda Qaxoontiga iyo Barokacayaasha.

Sidoo kale, GJG waxa ay jecel yihiin in ay u mahad naqaan xubnihii kale ee bahda Qarama Midoobay ee gacanta weyn ka geystay qaabayntii iyo nuxurka Muuqaalka Caddaaladda

  • Rose Foran, SDG 16 monitoring cell, UNDP
  • Tommy Stahl, UN Police adviser
  • Annette Warman and Josefine Pettersson, Prison mentors, UNODC
  • Alice Marie Ngezahayo, Corrections Adviser, UNSOM ROLSIG Hargeisa 
  • Zafar Gondal, UNDP Rule of Law programme, Hargeisa

Sidoo kale waxa aanu u mahad naqaynaa dadkii sannadada badan ka shaqaynayey waaxda caddaaladda talladoodii iyo gacantii ay na siiyeen. Waxa kamid ahaa:

  • Rakiya Omaar iyo Caitlin Lambert, The Horizon Institute
  • Latif Ismail, Asma Saeed, Mustafe Elmi, Abdi Rubac, Muna Yusuf, Abdirahman Mustaf of Transparency Solutions

Ugu danbayn, waxa aanu u mahad celinayna deeq-bixiyaashii suurtagaliyey hawshan:

  • Stuart Brown iyo Helen Knipe, Foreign, Commonwealth and Development Office (FCDO) ee Xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa
  • Tim Lardner, Katrina Aitken-Laird, Zerihun Alemayehu Bikila, Niranga de Silva, UNOPS  

Iyo La taliyaashoodii First Call Partners

  • Mark White iyo kooxdiisa.