Muuqaalada Caddaaladda ee Somaliland waxa soo saaray Governance and Justice Group (GJG) iyo Justice Mapping oo la shaqaynayey Transparency Solutions (TS).
Xogta la soo ururiyey waxa ay hoos imanaysay oo korkana kala socday Gudida Farsamada ee Muuqaalka Caddaaladda (GFMC) . Xubnaha GFMC waxa soo magacaabayey masuuliyiintooda hay’ad kasta. GFMC ayaa ansixiyey qorshe-hawleedka ay soo bandhigeen kooxda daraasaddu. Waxa ay gacan ka geysteen oo ay tallona ka dhiibteen xogta la soo ururiyey. Waxa ay ansixiyeen xogta la hufay si loo baahiyo waxa ay ku darsadeen faalo isla markaa waxa ay ansixiyeen Muuqaalka Caddaaladda ee kama danbaysta ah.Xubnaha Muuqaalka Caddaaladdu waa:
 TS waxa hogaaminayey Latif Ismail. Kormeerayaasha kooxda daraasadda Somaliland waxa ay ahaayeen Asma Saeed iyo Mustafe Elmi. Tababarayaashii TS ee hogaaminayey kooxda daraasaddu iyaga oo taageero ka helayey kooxda GJG waxa ay ahaayeen: Muna Yusuf iyo Abdirahman Mustaf.

 Kooxda daraasadda ee TS waxa ay ka koobnaayeen:
 Kooxda daraasadda ee TS waxa ay ka koobnaayeen:
GJG iyo Justice Mapping waxa ay jecel yihiin in ay u mahad naqaan dhammaan dadka kor ku xusan, iyo sidoo kale dadkan soo socda ee Hargeysa waqtigoodii:
 Sidoo kale, GJG waxa ay jecel yihiin in ay u mahad naqaan xubnihii kale ee bahda Qarama Midoobay ee gacanta weyn ka geystay qaabayntii iyo nuxurka Muuqaalka Caddaaladda
 Sidoo kale, GJG waxa ay jecel yihiin in ay u mahad naqaan xubnihii kale ee bahda Qarama Midoobay ee gacanta weyn ka geystay qaabayntii iyo nuxurka Muuqaalka Caddaaladda
Sidoo kale waxa aanu u mahad naqaynaa dadkii sannadada badan ka shaqaynayey waaxda caddaaladda talladoodii iyo gacantii ay na siiyeen. Waxa kamid ahaa:
Ugu danbayn, waxa aanu u mahad celinayna deeq-bixiyaashii suurtagaliyey hawshan:
 Stuart Brown iyo Helen Knipe, Foreign, Commonwealth and Development Office (FCDO) ee Xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa
Stuart Brown iyo Helen Knipe, Foreign, Commonwealth and Development Office (FCDO) ee Xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa Tim Lardner, Katrina Aitken-Laird, Zerihun Alemayehu Bikila, Niranga de Silva, UNOPS
 Tim Lardner, Katrina Aitken-Laird, Zerihun Alemayehu Bikila, Niranga de Silva, UNOPS  Iyo La taliyaashoodii First Call Partners